Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay isbedel dhan ah oo Soomaaliya ka dhici doona.
Browsing: Doorashada
Taageerayaasha xildhibaanada ah ee dib u doorashada madaxweyne Xasn Sheekh Maxamuud ayaa isugu tegay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanadan…
Dhoolsatuskii ugu weynaa musharaxnimada Xasan Sheekh ayaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada taageersan ay isu soo baxeen.
Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay faragelin ku sameysay Guddiga Anshaxa Doorashada oo…
Iyadoo ay is gurayaan saacadaha ka harsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya ololaha Doorashada iyo isbedeladda dhacay waqtiga…
Laba kursi oo ka mida Aqalka sare oo ah kuwii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel. Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo…
Musharaxa C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Qaar ka mida musharixiinta ugu waaweyn xilka madaxweynaha ee dhinaca mucaaradka ayaa iska diiday inay qeyb ka noqdaan isbaheysi ay…
Qaar kamida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay guddoomiyaha Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacaya doorashada labada xubnood ee ka haray xildhibaanada Aqalka sare ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi.
Ku dhowaad toban musharax ayaa ku heshiiyay isbaheysi cod isku wareejin ah oo musharixii cod bata wareegyada ay taageeri doonaan…
Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa mar labaad laalay natiijadii kasoo baxday kursiga Beesha Doqondiid ee Gaaljecel oo shalay ka dhacday magaalada…
Ololaha doorashada xilka madaxweynaha ayaa cirka isku shareeray iyadoo caawa ay magaalada hareeyeen kulamo iyo is aragyo ay qeyb ka…
Qoraal ay wadajir u soo saareen ilaa 10 musharax oo heshiiskan doorasho gaaray ayaa qodobadiisa ka kooban yihiin: 1 -…
Iyadoo ay ka harsantahay in ka yar 48 sacadood doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaaya saadaalo kala…
Xarun cilmi baaris oo lagu magacaabo Data Grid Somalia ayaa shaacisay daraasad ay ka sameysay cidda ku guuleysan doonta xilka…
Kursi ka mida kuraastii Baarlamaanka ee ku celinta ahaa magaalada Kismaayo ayaa xaalad is daba marin ah ku soo dhamaaday…
Wararkii ugu danbeeyay ololaha doorashada ee caawa ayaa sheegaya in laba ka mida musharixiinta madaxweynaha ay heshiis awood qeybsi ah…
Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.
