Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda hay’adaha dowladda Federaalka ee galay heshiisyada quseeya hantida…
Browsing: Dowladda Federaalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya lacag gaareysa 2 Milyan oo Dollar u dirtay maamul Goboleedka Puntland muddo toddobaad gudihiis ah.
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyey inuu hakiyey xiriirkii wada-shaqeyn ee kala dhaxeeyay dowladda Federaalka…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay inay khalad tahay in dowlad Goboleedyada ay xiriirka u…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay siyaasadda dowladda Federaalka iyo xukuumadda uu…
Madaxwaynaha Galmudug Axmad Ducaale Geelle Xaaf ayaa afka furtay isagoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ku xayirtay magaalada Hargeysa oo…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Sheekh…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay aragto Xamar iyo magaalada Muqdisho oo kaliya.
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay Markab si sharci darro ah uga kalluumeystay…
Beesha Sacad ee H/Gidir ayaa isku khilaafsan go’aan ay kalsoonida ugala noqoneyso dowladda Farmaajo oo ay soo jeediyeen xildhibaanada labada…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhaqaale ku taageereyso gargaarka loo fidinayo abaaraha ka jira dalka.
Shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu balansanaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo 15-kii Bishan
Kadib markii dhoof caashaq ku dhacay madaxdii dalka oo dhan oo mar qura ay dalka ka wada tageen toddobaadkii hore,…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) ayaa uga digay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka inay maamulkiisa ugu…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku adkeystay inuu sii wadayo dhismaha jidka dhex maraya magaalada Gaalkacyo ee…
Agaasimaha guud ee madaxtooyadda Puntland Mudane Deeq Sulaymaan Yuusuf ayaa beeniyay war laga faafiyay oo ahayd in Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa…
Dhowaan ayay ahayd markii Guddi dalalka deeqda siiya Soomaaliya u qaabilsan kormeerka dhaqaalaha la siiyo dowlada Federaalka Soomaaliya ay caddeeyeen…
Heshiis kale ayaa maanta looga dhawaaqay inay wada gaareen maamulka Puntland iyo wafdigii dowladda Federaalka ee uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaare…
Waxaa caado u noqotay hay;adaha amniga dowlada Federaalka Soomaaliya inay howshooda ku soo koobanto KA DABA-TAG, waxaana marar badan la…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalkii ugu danbeeyay oo ay ku dooneyso inay saameyn ku yeelato xaalada cakiran ee Gobollada Dhexe…
