Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay wajahayaan qaraxyo,…
Browsing: Dowladda Soomaaliya
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay shaqooyinka ka bannaan dowladda oo tartan loo gelayo oo ay ka mid yihiin jagooyinka…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay xaaladda ka taagan dalka Liibiya iyo Soomaalida ku xaniban dalkaasi. WAR-SAXAAFADEEDKA…
Sida ay qortay jariirada Daily Nation Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis hal sano ah la gaartay Sharikad Mareykan ah oo olole…
Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay…
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay in ku dhow 10 safiir oo Soomaaliya u fadhiya dalalka dibadda inay degdeg ugu soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa madaxdii Alshabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya iyo maamulka K/Galbeed ay Saanad hub iyo rasaas ah gaarsiiyeen…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeyey ansixiyey sharciga isgaarsiinta, kaasi oo soo jiitamayay wax ka badan 10 sanno.
Siyaasiga reer Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin ayaa beesha caalamka ku cambaareeyay…
Shirkii Golaha wasiirada ee shalay 13 April 2017 waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la soo wareegeyso maamulka astaanka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa booqasho maalin ah maanta ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Beesha caalamka ayaa cambaareyn u jeedisay dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay xadgudubyo ay kula kacdo saxafiyiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.
Diblomaasiyiin reer Galbeed oo aan magacooda la sheegin ayaa laga soo xigtay in hubka ay dowlada Soomaaliya soo iibsato ee…
Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo kororsi sameysteen
Doonyo iyo Maraakiib dagaal ayaa dowladda Soomaaliya logu samaynayaa dalka Holland, iyadoo loogu talo galay inay ilaaliyaan Xeebaha Dalka. Maraakiibtan oo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay howlgal kooxda Alshabaab looga sifeynayo Gobollada Jubbooyinka ka bilaaban doono. War kasoo baxay…
Muqdisho, 29 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta…
War-saxaafadeed ay soo saareen Guddigii ay dowladda Soomaaliya u saartay baarintaanka Raashin lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo…
Midowga Yurub ayaa war kulul ka soo saaray dib u dhaca ku yimid ansixinta nidaamka doorashada Soomaaliya ee 2016, isagoo…
