Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhcday Gobolka Sh/Dhexe.
Browsing: Drone
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa beeniyey war ay faafiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab oo ku saabsanaa in 10-kii April…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa shaacisay in laba duqeyn oo laga fuliyey Koonnfurta Soomaaliya lagu dilay 11 xubnood oo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey in saddex duqeyn oo cirka ah uu ka fuliyey Gobolka Sh/Hoose, iyadoo…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.
Maamulka K/Galbeed iyo Alshabaab ayaa ku eedeeyay Mareykanka inay duqeeyeen Gaari dad shacab ah la socdeen iyadoo ku laayey dhammaan…
Taliska ciidamada Mareykanka iyo Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyntii labaad oo degaanka Jannaale laga fuliyey muddo 24 saac…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn cusub oo ka dhacday Duleedka Muqdisho ee degaanka Gendershe, Gobolka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika iyo dowladda Somalia ayaa shaaciyey inay duqeyn cirka ah oo ay wadajir u fuliyeen ay…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Soomaaliya ayaa War kasoo saaray howlgal duqeyn cirka ah oo ka dhacay…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Duqeyn Cirka ah lagu qaaday degaanka Cameyra ee degmada Isku-shuban oo ka…
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa shaaciyey in Weerar duqeyn ah ay ku qaadeen degmada Jilib, iyadoo lagu beegsaday Argagixisada Alshabaab, sida…
Ciidamada difaaca hawada Sacuudiga ayaa maanta shaaciyey inay soo rideen laba diyaarad oo is-wada ee (Drone) ah oo ay kusoo…
Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in diyaaradaha is-wada ee Drone-ka oo waxyaabo qarxa ay ku rarran yihiin ay weerar ku qaadeen…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari,…
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inuu shalay duqeyn ka fuliyay meel ku dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubadda Dhexe ee…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay wareegto ciidamada Mareykanka ka qaadeysa waajin ahaa inay shaaciyaan tirada qasaaraha ay geystaan duqeynta…
Taliska Milateriga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaciyey in afar duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya 23-kii bishan Febraayo, iyadoo afarta…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay waxyeellada ay geysteen duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo dad shacab ah oo waxyeello kasoo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeymo ay ka geysteen labadii malmood ee la soo dhaafay deegaanno ka…
