Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta soo saaray amar ah inaan la xiri karin…
Browsing: Duqa Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale kadib shaqaaqadii maanta ka dhacday Isbitaal Digfeer…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaalada Isbitaalka Digfeer (Ordogan) ay u diideen guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa tacsi tiiraanyo leh…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay amartay in la joojiyo ololihii maamulka Gobolka Banaadir waday…
Waxaa saddexdii bilood ee ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ka socday olole canshuurta Guryaha la degan yahay lagu qaadayo, iyadoo howshan…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in lacag uu lahaa maamulka Gobolka Banaadir, taasoo dhacday bishii hore kadib muddo uu…
Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee uu Muqdisho uga baxo ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa amar la yaab leh soo saaray xilli uu maanta ka qeyb…
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa Xilalkii looga qaaday Guddoomiyaasha Degmooyinka kala ah…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho oo shaaciyay inuu bilowday wada-shaqeyntii Hay’adaha Amniga iyo Maamulka Gobolka Banadir isagoo ugu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka noqday warkii uu maalmo ka hore ugu dhawaaqay…
Guddoonka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale soo ay wax ka weydiiyeen wararka ku…
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kulankii u horeeyay oo isbarasho ahaa maanta…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay ee kasoo…
Guddoomiyah xilka sii haya ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xafiisyada dowladda hoose ee Muqdisho ku wehliyay…
Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Jubba C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo maanta imaanaya magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in diidmo…
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Nuur Faarax oo ahaa mas’uul looga bartay inuu la dagaalamo musuqmaasuqa iyo lunsashada Hantida Qaranka…
