Bayaan ka soo baxay Xafiiska Siyaasadda ee AlShabaabul ayaa looga hadlay duqeynta ciidamada Mareykanka ku hayaan degaanada ay ka taliso,…
Browsing: Duqeyn
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab ay howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ku dileen tiro badan oo ka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyey laba duqeyn oo ay ka fuliyeen Xarumo Alshbaab ku leeyihiin deegaanno ka tirsan…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in duqeyn ay wadajir u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadood Mareykanka oo ka dhacday degaanka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war kasoo saaray howlgal duqeyn ah oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo war…
in ka badan 44 qof oo qaxooti muhaajiriin ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo ka dahacay duleedka magaalada Tribobi ee…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa sheegay inay xubno ka tirsan kooxda Daacish ku dileen duqeyn 4-tii bishan ka dhacday…
Taliska Millitariga Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa shaaciyay in duqeyn ka dhacday burleyda Bari ay ku dileen ilaa 13 ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday tuulooyinka Timirshe iyo Cameyra ee degmada Isku-shuban…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in duqeyn halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof.
Duqeyn ka dhacday degaanka Ukunji ee duleedka magaalada Afgooye ayaa dhalisay qasaare dhimasho dhaawac ah oo soo gaaray dad la…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay waxyeellada ay geysteen duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo dad shacab ah oo waxyeello kasoo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey war-saxaafadeed uu ku sheegay in duqeyn shalay ka dhacay Gobolka Sh/hoose lagu dilay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii…
Howlgal ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidmada Somalia oo taageero ka helaya saaxiibo Caalami ah…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug aya sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay si lama filaan ah uga baxeen magaalada Xarardheere.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in duqeyn ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan kooxda Alshabaab.
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa war qoraal ah kasoo saaray duqeyntii saddexaad oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen…
