Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga…
Browsing: Erdogan
Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka hadlo xogta kiiska dilka ah ee ka dhacay Qunsuliyadda Sacuudiga ee…
Madaxweynaha Turkiga Racep Dayyib Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in soo bandhigi doonaan baaritaan dhammeystiran oo ku saabsan dilkii saxafiga…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salaam Bin C/casiis ayaa telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan, sida ay shaacisay wakaalada wararka…
Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa maanta magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in amiirka Qatar uu dalkiisa ugu deeqay diyaarad qiimaheedu lagu sheegay 500 milyan…
Shir saddex geesoood ah oo looga arrinsanayo collaadda Suuriya ayaa ka furmay maanta magaalada Tehraan ee dalka Iiraan.
Dawladaha Qatar iyo Turkiga ayaa saxiixday heshisi ay ku aasaasayaan nidaam ay lacagahooda ku kala sariftaan oo joogto ah kaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Jabuuti, isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad ka dhigay dhiggiisa dalka Turkiga Rajeb Erdogan oo ku marti qaaday inuu ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ugu hanjabay dalka Turkiga inuu ku soo rogayo cunaqabteyn cusub oo dhaqaale haddii…
Amiirka dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqay in lacag dhan 15 Bilyan oo Doolar uu dalkiisu ku maalgelinayo dalka Turkiga oo…
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ku hanjabay in dalkiisa uu cunaqabatayn kusoo rogi doono badeecooyinka Mareykanka, siiba qalabka elektronikada …
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqagtoodu uu meeshii ugu…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray inuu ka hortegi doono handadaadda uga timid madaxweynaha Mareykanka iyo dagaalka…
ANKARA, Turkey — For the past six decades, Turkey and the United States have been strategic partners and NATO allies.…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa qaaday xaaladdii degdegga ahayd ee dalkaas la galiyay kadib afgambigii dhicisoobay ee lagu sigay…
Madaxweynaha Turkiga ayaa xilka Wasiirka Maaliyadda & Lacagta u magacabaay nin uu Soddo u yahay oo hore u ahaa wasiirka…
Madaxweynaha dib loo doortay ee dalak Turkiga Racep Dayip Erdogan oo khudbad ka jeediyay munaasabadii caleemo saarkiisa oo goor dhoweyd…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara.
