Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka…
Browsing: Eritrea
Boqorka Sacuudiga ayaa dalkiisa ku casuumay madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea isagoo xaflad caalami ah u sameynaya heshiiskii nabadeed ee…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid dib u soo laabashadii la filayay in…
Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa si wadajir ah maanta dib u furaya xuduudka laabda dal ee a isaga tallaabi jiray ee…
Dowladda Eritrea ayaa dib ugu soo biireysa urur Goboleedka IGAD ee Bariga Afrika, kadib markii ay ka maqneyd muddo 10…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa bogaadiyey tallaabada uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee…
Eritrea and Djibouti have agreed to normalise ties a decade after a border dispute led to brief military clashes, officials…
Kulan magaalada ay magaalada Jabuuti ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, Soomaaliya, iyo dalka Jabuuti, ayaa waxaa…
Safaaradda Itoobiya ee magaalada Asmara caasimadda dalka Eritrea ayaa si rasmi ah loo furay maanta, kadib xaflad ay ka qeyb…
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritrea ayaa wadajir u tegeya dalka Jabuuti dadaal lagu doonayo in…
Wararka laga helayo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sheegaya in hoggaamiyeyaasha saddexda dal ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay…
Waxaa fiidkii caawa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka degay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Asamra ee dalka Eriteria, iyadoo ay tahay booqashadii labaad…
Dowladda Itoobiya ayaa sha cisay inay Ciidamadeeda kala baxeyso jiidda hore ee xuduudda ay la leedahay Eretrea oo muddo 20…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu Berri u socdaalo dalka Jabuuti, isagoo kulamo la yeelan doona madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa casuumaad hor leh u fidiyey dhiggiisa dalka Eritrea isagoo ku marti qaaday inuu booqasho…
Wafdigii ka socday dowladda Eritrea ee booqashada ku joogay magaalada Muqdisho ayaa habeenkii labaad ku hoyday magaalada Muqdishoi, iyadoo munaasabad…
Wasiirka Warfaafinta dowladda Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u xaqiijyey inay ka go’an…
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo maanta soo gaaray magaalada…
