Ciidamada Milatariga Itoobiya ayaa qabsaday Garoonka magaalada Humera ee waqooyiga Gobolka Tigray, kadib dagaal qaraar oo dhex maray ciidamada Gobolkaasi.
Browsing: Ethiopia
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilalkii ka qaaday mas’uuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadiisa iyo cidiamada dalkaasi.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ciidanada Cirka Itoobiya amray inay duqeeyaan Gobolka Tigray, kadib markii gobolkaasi diiday waqti kordhin…
Waxaa weli socda howgalka Ciidamada Federaalka Itoobiya ka wadaan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kadib markii Ra’iisal wasaraha dalkaasi Abiy…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay Gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya oo Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyey ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya inay howgal ku qaadaan ururka Tigreega ee…
Is-maamulka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey inuusan aqoonsaneyn wixii maanta ka danbeeya xukuumadda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare…
Golaha Wasiirada xilka sii haya ee xukuumaddii dhacday ayaa dhowaan si degdeg u meel mariyey guddiyo iyo heshiisyo caalami ah…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa socdaal kale saaka uga bilowday magaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa ka sii dareysa, kadib qalalaasaha ka dhashay dilkii fannaanka caanka ahaa ee Oromada dalkaasi Haacaaluu Hundeessaa…
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya, kadib dil xalay lo geysay fannaan caan ah oo…
Kadib fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex geesoodka ahaa ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan, kuna saabsanaa biyo xireenka weyn ee Itoobiya…
Xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya ayaa cod ay qaadeen muddo xileedka u kordhiyey Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed, iyadoo uu xafiiska sii…
Dowladda Suudaan ayaa shaacisay in Maleeshiyo hubeysan oo Itoobiyaan ah oo ay taageerayaan Ciidamada dalkaasi ay ku xadgudbeen, weerarna ku…
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump ayaa sheegay inuu khadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, isla markaana dalkiisu u…
Dhaqaatiir Shiinees ah oo Itoobiya ka taageeraya dagaalka lagu jiro cudurka Coronavirus ayaa maanta gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedu Andargachew ayaa shaaciyey in dowladaha Somalia iyo Jabuuti aysan taageerin qaraarkii Jaamacadda Carabta ee lagu…
Ra’iisal Wasaareyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya Xasan Cali Khayre iyo Abiy Ahmed kulan ku yeeshay magaalada Addis ababa, kadib socdaal lama…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in Qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus laga helay magaalada Addis ababa.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa haweeney Soomali oo dhalinyarro ah u markiiinay wasiir ka noqoto xukuumadda Dowladda Federaalka Itoobiya.
