Xisaabiyaha guud ee Qaranka Marwo Faaduma Cusmaan ayaa maanta si rasmi ah xilkeeda ugala wareegtay xisaabiyihii hore ee dowladda.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii 5-ta Oktoobar u magacaabay Marwo Faadumo Cusmaan Faarax inay noqoto Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.