Browsing: Fahad Yasiin
Odayaasha iyo Nabaddoonnada Beesha Reer Aw-xasan ayaa digniin kasoo saaray Nabaddoon Beeshaasi ka tirsan oo uu xareystay La-taliyaha Amniga ee…
Waxaa soo baxaya xog ku saabsan natiijadii hordhaca Baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo uu shaaciyey Xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo shalay baaqatay ayaa maanta ka degatay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaabtii ugu cusleyd siiyay Madaxweynaha Muddo cileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay kiiska Sarkaaladda NISA ka tirsaneyd ee la waayey Ikraan Tahliil Faarax ayaa weli ka dhex…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay shaqsiyadda iyo taariikhda Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…
Senator Maxamed-Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed kasoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanabloolshe) ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay lacag dhan 1 Milyan…
