Browsing: FAO
Madaxweynaha Hirshabelle Maamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Tabio Massimo.
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Diyaarado ay dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay inay…
Howlgal hawada looga buufinayo Ayaxa ayaa ka bilaabanaya Soomaaliya, kaasoo ay iska kaashanayaan Hay’adda FAO iyo dowladda Soomaaliya.
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata…
Qaramada Midoobay ay qandaraas ku siisay shirkad lagu magacaabo SRT Marine Systems PLC inay ilaaliso xeebaha Soomaaliya, kalluumeysiga sharci darrada ah iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabadii ugu weyneyd ee ay kula xisaabtameyso Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya.
Hay’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ayaa warbixin ay saartey ku sheegtey in sanadkii lasoo dhaafay…
