Madaxweynaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.