Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la karinayey oo u ku saabsan midpw cusub oo dhex maraya Soomaaliya…
Browsing: Farmaajo
Waxaa fashilmay qorshe uu watay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kuna doonayey inuu kulan la yeesho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif…
Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen uga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiya Xisbiga Wadajir ayaa sheegay inaysan is qaban karin dulqaad la’aanta Madaxweyne Farmaajo ee u…
Maamulka Puntland ayaa ka hortegay oo joojiyey bannaanbax la sheegay in lagu taageeri lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo…
Wasiirka Waxbarshada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sixitaan ku sameeyay qeyb ka mida khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey…
Xildhibaanno laga soo doorto Jubbaland oo taageero Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe ayaa maanta taariikh ku dhigay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qaar ka mida xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ay buuq iyo fowdo…
Kalfadhigii 7-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu furi doono…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay inay dagaal sokeeye dhalin karto Doorashada ay dooneyso dowladda Soomaaliya inay dalka…
Dadkii ugu horeeyay Soomaali laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga ayaa xalay kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladdu waxay caayeysaa garaadka dadkeenna. 3 jeer ayaa dib loo dhigay dacwadda baddeenna ay Kenya nagu haysato.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa agaasime cusub u magacaabay Hab-maamuuska Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaloya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu jeediyey kusoo beegay Sanad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL).
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomyeyaashii Maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir, isagoou magacaabay…
Fadlan SooCeliMadaxweyne CBB kursiga kuguma hayn karaan.Waxaa maalmahaan soo caddaaneysa in lagaaga adkaanayo loollanka baraha bulshada, oo aad ku bixisay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon u diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo gaarsiiyey tacsi tiiraanyo leh geeridii ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida BaarlamaankaF Federalka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay inuu dib ula noqdo dacwadaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan maalinta Warbaahint xorta ah ee Caalamka u diray bahda saxaafadda, isagoo…
