Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho laba maalmood ku joogi…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga, safar la sheegay inuu yahay mid shaqo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa laga soo xigtay inuu booqasho kale ku tegi doono Boqortooyada Sacuudiga.
Waxaa socda qabanqaabada shir ay yeelanayaan madaxweynayaaha maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee la saftay isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.
Ilaa 100 qof oo danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka faa’idaystay mashruucani indho fiiqista ah oo uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka 72aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, ee sanadkan 2017…
Qaar ka mida xildhibaannada laba aqal ee Baarlamaanka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dardaar weriyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan isugu yeeray Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka,…
Maxamed Yuusuf Tigey oo ka mid ahaa xubnaha loo magacaabay Guddiga oo dhowaan shaaciyay inuu iska casilay guddiga ayaa dib…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Federaalka ee sida weyn u taageersan dowladda madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare…
Kulamo xiriir ah oo u socday xildhibaanada kasoo jeeda beesha Absame iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa isku mari waayay Qodob…
Dowladda Qatar ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku casuuntay shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Beesha Absame ayaa shuruud adag ku xirtay qorshe lagu doonayay in looga qanciyo arrinta sarkaalkii ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale yimid magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan warar ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegay Xerada tababarka ciidanka ee Cero Agoon.
Dowladda Emirate-ka ayaa xoojineysa cadaadiska saaran madaxweynaha Somali Maxamed C/laahi Farmaajo iyadoo illo wareedyo rasmi ah ay sheegayaan inay Imaaraadka…
