Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay mowqifkiisa ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Browsing: Farmaajo
Iyadoo ay socoto magacaabidda xilalka EE Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan xilal…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd magacaabay xilalkii ugu horeeyay ee dowladiisa.
Sawiradii xulka ahaa ee laga soo qaaday xafladii maanta uu xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed.…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Villa soomaaliya, iyadoo uu xilka wareejiyay Madaxweynihii…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib xaflad ka dhacday xarunta Madaxtooyada…
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu xilka ku wareejinayo madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ku laabtay magaalada Garowe ayaa ceebeeyay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Kadib muddo toddobaad ah oo uu dibad joog ahaa madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu si…
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn ugu farxay xiriir khadka telefoonka ah oo uu…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid uu diiday inuu la kumo madaxweynaha cusub ee…
Madaxweynaha J.F.S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Abwaan Maxamed C/laahi (Galayr)…
Wasaarada Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya la xiri doono dhaqdhaqaaqa garoonka…
Doorashadii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxyaabaha laga dhaxlay waxaa ka mida mas’uuiyiin safiiro u badan oo xilalkoodii…
Waxaa weli socda diyaargarowga lagu doonayo in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo salka dhigto xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga…
Iyadoo ay soo dhowaatay la wareegista xilka ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo dhacaya warar ku saabsan xilalkii…
