Ka sokow soo dhoweynta iyo damaashaadka aan hore loo arag ee madaxweynaha Soomaaliya loogu sameeyay maanta magaalada Boosaaso, waxaa barbar…
Browsing: Farmajo
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in wafdigii uu hoggaamineyay madaxweynaha Soomaaliya uu goor dhoweyd gaaray xarunta degmada Qardho…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya, horena u soo noqday Guddoomiyaha G/Banaadir iyo musharax madaxweyne ayaa si weyn ugu amaanay madaxweynaha Soomaaliya inuu…
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal ku maraya degaanada Puntland ayaa socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah uga bilaabanaya degaanada Puntland.
Isimada iyo duubabka dhaqanka ee Gobolka Nugaal ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jray …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ioo maanta gaaray Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amar degdeg ah kasoo saaray howlgal ciidamo ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay ku xigeenka madaxda Midowga Afria ee Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM.
Ergeyg Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Kaeting ayaa shaaciyey in Cabdi Saciid Maxamed Cali loo magacaabay la-taliyaha cusub xagga amniga qaranka.
Some Somali lawmakers said on Wednesday they plan to impeach the president in a mounting political crisis that could put…
Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu danbeyn leedahay madaxweyne u qalma in la taageero.
Ololihii muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho ee lagu saxiixayay Mooshin xil ka qaadis madaxweyne Farmaajo ayaa loo waayay xildhibaanno…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Sharma Sheikh ee ee dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka…
