Dowladda Sacuudiga ayaa la sheegay inay hakisay lacag ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya oo lagu waday in soo gaarto dowladda…
Browsing: Farmajo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta muxaadaro u jeediyay dad Salaada jimcaha ku tukaday Masjidka Isbaheysiga.
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarisay mashaariic fara badan oo Boqortooyada Sacuudiga ay maalgelin doonto.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Sucuudiga ay lacag badan ugu yaboohday Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Kulan magaalada Doha ee dalka Qatar ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Tamiim Bin Hamad…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay furitaanka dekadda Dooraale.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay qaraxa ka dhacay magaalada Mancherster ee dalka Ingiriiska.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir madaxeedka dalalka carabta, islaamka iyo Mareykanka ee ka dhacay magaalada Riyad ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si hordhac ah uga hadlay waxqabadkiisii 100-ka maalmood intii uu xilka hayay.
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Aala-taani ayaa farriin qoraal ah ka helay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in dowladiisu ay dhisi doonto hay’ad la magac baxday Qurbe-joogta Qaranka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa hadalkii ugu cuslaa ka sheegay Qaranimada Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu soo gaabiyay socdaalkiisii dalka Itoobiya, isla markaana si degdeg ah ugu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka wasiirada beeraha Afrika iyo Turkiga.
Safiirka cusub ee Shiinaha u soo magacaabay Soomaaliya oo shalay waraaqihiisii aqoonsiga uu ka guddoomay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ka furay shirka dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Alcusaam.
