Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ka sokow inuu ahaa qurbe joog ku nool dalka Mareykanka, siiba gobolka New york degaan weynaheeda…
Browsing: Farmajo
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraqihiisa aqoonsiga ka guddoonay safiirka UK ee Soomaalya David Concar.
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay dhambaal madaxweyaha Uganda u soo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo shalay la wareegay xilka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa arrimo dhowr ah kala mid noqday Madaxweynaha…
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay mowqifkiisa ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaar gaara u diray madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Goobtu waa Hotel Jazeera oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaa gebi ahaan isbedelay qaabkiisa wixii ka danbeeyay habeenkii 8-da Febraayo oo…
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay maanta arrime-fuliyaha dowladda Qatar ee Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay qorshihiisa iyo arrimaha horyaalla dowladda loo doortay.
Madaxweynaha dalka Recep Tayyip Erdogan ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu ugu…
Somali’s new President Mohamed Abdullahi Mohamed is nicknamed “Farmajo” after the Italian word for cheese.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa uga digay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku…
