Browsing: Farxaan Qaroole
FARXAANOOW; NAFTAADII DALKAAD U HIBEYSAY, GEERIDAADIINA QULUUBTII DADKAY MIDEYSAY
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
