Madaxweynaha Galmudug ayaa beeniyay inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya.
Browsing: Federaalka
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo uga dhawaaqay inuu gogol nabadeed dhigay magaalada Kismaayo.
Waxaa socda qabanqaabada shir ay yeelanayaan madaxweynayaaha maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee la saftay isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.
Madaxda maamul goboleedka Galmudug ayaa isku khilaafay taageerada isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar.
Muran weyn ayaa ka taagan han dhaqanka madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu eedeynayo inay faragelin ku hayaan awoodihii Dastuuriga…
Xogheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga uu dib u furmayo kalfadhiga Golaha shacabka.
Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa taageero dhaqaale ku helaya haddii ay caddeeyeen inay taageersan yihiin Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaalida qaarkood ayaa dalbaday inay khudbado ka jeediyeen Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya.
Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay aragto Xamar iyo magaalada Muqdisho oo kaliya.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ay kula tartameyso dowladda Federaalka dhinaca shirarka caalamiga ah.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xaflad soo dhoweyn ah oo ka dhacday magaalada London ka jeediyay…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maamul goboleedyada dalka aanay heshiis la geli karin shirkado iyo hay’ado caalami ah.
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Maamulka Hirshabeelle ayaa xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda maamulkasai ugu baaqay inay u istaagaan difaaca xuquuqda maamulkaasi.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xooshi Jibriil ayaa laga soo xigtay in maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira aanay sharciyeysneyn.
Shir looga hadlay xaaladda abaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay qaatay madaxda maamul goboleedyada hoosyimadaada dowladda…
Shirkii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya waqti kordhin loo sameeyo Guddiga xuduudaha…
