Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID oo shir ku lahaa magaalada Hargeysa ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah oo…
Gobollada Maamulka Somaliland ayaa maanta looga dareeray doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku loolamayaan saddex musharax.