Puntland ayaa guulo ka sheegatay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, iyadoo qasaare naf iyo hub ah u…
Browsing: Gaalkacyo
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka galabta dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo caawa iskiis…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in hada halkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulada Puntland iyo…
Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in wadahadaladii la doonayay in xal loogu helo dagaalada gaalkacyo ay diideen Maamulka Puntland.
Puntland ayaa mar kale ku eedeysan ciidamada dowladda Soomaaliya inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Dagaalkii saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ayaa weli socda iyadoo rasaas culus iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan labada dhinac.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ay ka bilaabtay goobaha ay isku hor fadhiyaan ciidamada…
Maamulka Puntland ayaa diiday furitaanka guddiyo ka kala socda labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ka yeelan lahaayeen xaaladda magaalada…
Wararka hadda laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayaan inuu goor dhow dagaal goos goos ah ka bilowday magaaladaasi.
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada OCHA ayaa warbixin naxdin leh ka soo saaray magaalada xiisada colaaded ka…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hor yimid socdaalka uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku tegay…
Mid ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa barihiisa Bulshada u adeegsada inuu dadka Soomaaliyeed ee uu xilka ka rabo…
Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan kadib duqeyn iyo rasaas ka socotay shalay oo dhan oo keentay qasaare dhimasho, dhaawac…
Beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay xaaladda Soomaaliya dalbaday in si degdeg loo joojiyo colaadda…
Shir ay maanta yeesheen Golaha wasiirada Puntland oo uu guddoominayay Madaxweynaha maamulkaasi C/weli Gaas ayaa laga soo saaray qodobo looga…
Maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalo qorsheysan oo uu sheegay inay ku soo qaadeen Isbaheysiga Puntland iyo kooxda…
Wararka laga helayo magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo, Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii barqanaimadii dib uga bilowday halkaasi uu si…
Mas’uulka ka danbeeya xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo iyo dagaalada ku soo noqnoqday ayaa la ogaaday.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay galabta laba askari oo ay sheegtay inay ka tirsan yihiin ciidanka xoogga Soomaaliya…
Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedeyntii ay Puntland soo saartay ee ku saabsaneyn in ciidamada dowladda Federaalka ay…
