Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ay la wareegeen garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.
Browsing: Gaalkacyo
Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Gaalkacyo, iyagoo la dejiyay garoonka C/llaahi Yuusuf ee magaaladaasi oo hoos…
Magaalada Gaalkacyo ayaa yeelatay Duq cusub, kadib markii doorasho maanta ka dhacday
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kala diray Golihii degaanka magaalada Gaalkacyo, isagoo dhinaca kale magacaabay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca raacsan Puntland ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo gadoodsan ay la…
Saxafiyiin dhowr ah oo taageersan Cumar Faaruuq Cusmaan oo muddo dheer xilka xoghayenimo ee ururka NUSOJ soo hayay ayaa isugu…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay caawa ku dileen xaafada Garsoor ee magaladaasi…
Dabley hubaysan oon heybtooda la garan ayaa caawa xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacayo ku dilay Agaasimihii Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…
Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii galabta Magaaladda Gaalkacyo ku toogtay dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan. Dableyda dilka geysatay…
Waxaa Caawa Salaadii Maqrib kadib lagu dhex dilay Gaarigiisa Cumar Cabdulle (Cumar Dheere) oo kamid ahaa Mareeyihii Shirkada Isgaarsiinta Somtel…
Koox hubeysan ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug dil ugu geystay Barakacayaal degan magaaladaasi iyadoo aan la ogeyn sababta. Saddex…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo saaka uu ka dhacay qarax is-miidaamin ah ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay xisaabiyihii…
Galmudug ayaa sheegtay inay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug siiba qeybta ay ka taliyaan ee Koofurta Magaalada lagu qabtay 30 ka mid…
Liibaan Maxamud Madaxweyne oo ahaa sarkaal ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Galmudug oo ku dhaawacmay dagaalkii uu…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hub iyo gadiid dagaal kala wareegay qaar ka mid ah beelaha dega gobolka…
Wasiirka Caafimaadka maamulka Puntland oo ka mida wafdiga madaxweynaha Puntland ee ku sugan Muqdisho oo shalay Jimcihii booqasho ku tegay…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in magacyada maamuleed ee ay sheegtaan sida Puntland iyo Galmudug ay ka weyn tahay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu casuumay inay tagaan magaalada…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ka horjeestay wadahadalka iyo waanwaanta ka socota magaalada Gaalkacyo ee uu hormuudk ka…
Wakiilka IGAD ee Arimaha dalka Somaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey, ayaa shaaca ka qaaday in uu olole xoogan u gelaayo…
