Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna ku sheegay qoraal…
Browsing: Gaalkacyo
Qasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sii kordhay iyadoo isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo oo kaliya la dhigay 43 qof…
Wasiirka Amniga Galmudug Cusmaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) ayaa sheegay laba ka mida ciidamada Maamulka Puntland ee ka mid ahaa ciidamada…
Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in maamulada Puntland iyo Galmudug in ay si degdeg ah u…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo Puntland ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo saaka dagaal culus ku dhex maray…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Mudug, qeybta hoos tagta maamulkiisa, xaflad…
Munaasabadda maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Beelaha Gobolkaasi waxay Hubkooda ku wareejiyeen Maamulka Galmudug ee…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu xalay soo saaray ku kala diray dhammaan Golihii degaanka magaalada Gaalkacyo ee…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta ka degay Garoonka Diyaaradeed oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo qeybta Maamulka Galmudug, iyadoo ay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa culeys lagu saaray inuu tago magaalada Garowe si uu u furo kalfadhiga 36-aad…
Xog cusub oo ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa inay maamul goboleedka Puntland ay ka danbeeyeen abaabulka mooshinka xil ka qaadista…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maalmahan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa socod bandhig ah ku…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mustaqbalka magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo kadib markii uu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdish kadib markii uu muddo toddobaad…
Madaxwey aha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ka hadlay bannaanbax balaaran oo dadweynaha Gaalkacyo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku wada sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Galmduug Cabdikariin Xusen Guulee iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo oo qabanqaabada soo dhowyntiisa…
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay Puntland inay ka dhowrsadaan abaabulka dagaalka iyo shacabka la abaabulayo, isla markaana ilaaliyaan…
Xildhibaan ka tirsan Golaha wakiilada Puntland laguna magacaabo Siciid Xuseen Nuur ayaa caawa fiidnimadkii lagu diley magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
