Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
Browsing: Gaalkacyo
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay inuu ka badbaaday isku…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa gaarka ah ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen Magaalada Gaalkacyo maanta ku…
Ciidamada Booliska Galmudug ayaa la wareegay xaruntii Xerta Sh. Cabdiwali Sh. Cali Cilmi Yare oo Alshabaab ay qarax ku dileen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed cabdiraxmaan Dhabancad ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax is-miidaamin ah oo maanta lagu dilay guddoomiyaha Gobolka…
Alshabaab ayaa War kasoo saartay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta duhurtii ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasoo lagu dilay Guddoomiyihii…
Wararka laga healyo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah uu ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland Maamusho.
Dabley hubeysan ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dila xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca ee maamulka…
Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta xukun ka qaadatay eedeysane ay hore xukun ugu rideen maxamadaha Puntland, kaasoo lagu helay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ganacsiga magaaladaasi u xiran yahay muran ka dhashay canshuur cusub oo Wasaaradda…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox dabley ah oo hubeysan ay caawa magaalada Gaalkacyo ku dishay nabadoon…
Qaar ka mida magaalooyinka Galmudug ayaa waxaa ka socda Bannaanbaxyo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha Galmudug ee shalay ka dhacday magaalada…
Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaa looga dhawaaqay in Baarlamaan uu soo dhisay Madaxweynihii Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)…
Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu ahay Koonfurta Gaalkacyo ayaa xilkii ka qaaday Duqii…
Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga la fulinayo xukunkii tooagashada ahaa ee maxkamadaha Puntland ku rideen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari loogu xiray sarkaal sare oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga bixiyey qasaarihii uu dhaliyey qarax is-miidaamin ah oo xalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo, kaasoo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Hotel weyn oo ku yaalla Koonfurta Magaalada, kaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
