Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Gaari miineysan ka dhacay waaxda Horseed ee degmada Waaberi, Gobolka Banaadir.
Browsing: Gaari
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmada Heliwa, agaagarka Suuqa xoolaha.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa duqeyn ay diyaarad dagaal oo ah nooca is-wada ee Droneala beegsatay gaari ku…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Muqdisho ay joojiyaan gaari weyn oo khudaar ku rarneyd,…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lagu dhawacay gudooomiyaha degmada degmada Cadalle iyo qaar ka mida…
Gaari weyn oo laga shakiyay ayaa yaalla agagaarka Ceelgaabta, magaalada Muqdisho iyadoo muddo ku dhow saacad uu xiran yahay Jidka…
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa ka digaya caawa gawaari qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho oo geysan kara qaraxyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad heegan ah la geliyay ciidamada xasilinta ee caasimadda, taasoo ay ugu…
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War ay kas oo saareen shilkii naxdinta lahaa ee Gaari ka mida kuwa…
Wadadda Maka Almukarama ayaa loo xiray Gaari la sheegay in looga shakiyay qarax oo la dhigay dhinaca wadadda.
Ciiddamada ammaanka Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari maalmihii ugu danbeeyay dilal qorsheysan iyo weerarro ka geystay degmada Dharkeynley ee…
Ciidamada ammaanka ayaa xiray agagaarka xarunta Jaamacadda Umadda ee degmada Xamarwweyne ee magaalada Muqdisho.
Qarax aan la fileyn ayaa ayaa qabsaday Gaari la sheegay in lagu qaadi lahaa aroos oo ku si jeeday goobtii…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaheeda amniga ayaa sheegtay inay ka hortagtay oo fashilisay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu…
Dad la socday Meyd loo waday in la aaso ayaa weerar lagu qaaday duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa caawa degmada Xamarweyne ku qabtay Gaari la sheegay inuu miineysnaa oo waxyaabo qarxa lagu soo raray.
