Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa markii ugu horeysay ka gudbay dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo isagoo saaka tegay Koonfurta magaalada,…
Browsing: Gaas
Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka socday kulamo xiriir ah oo ay leeyihiin madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo ay…
Madaxweynayaashsa maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta 2-Dec-2-2015 ku saxiixay heshii lagu soo…
Heshiis laba geesood ah oo ku saabsan xalinta colaada magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhoweyd lagu kala saxiixdaya garoonka magaalada Gaalkacyo,…
Kulan xasaasiah oo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhinaceed Waqooyi ayaa lagu ogoleysiiyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas inuu saxiixo heshiis…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo waanwaan nabadeed ay ka wadaan wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo galabta soo gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo uu la socdo madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashiid Cali Sharmarke uu Koonfurta Gaalkacyo maanta u gudbay isagoo la kulmay Madaxwaynaha GalMudug Cabdikariin Xuseen…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ka dambeyso dagaalada ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa socdaalkii madaxweynaha Jubbaland ee ku wajahnaa magaalada Gaalkacyo u wareejiyay xarunta maamulkiisa ee…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku adkeystay inuu sii wadayo dhismaha jidka dhex maraya magaalada Gaalkacyo ee…
Gollaha Wakiilada maamulka Puntland oo dhowaan doortay guddoomiye cusub ayaa fadhigoodii maanta uga dooday dhulka maqan Puntland oo weli ay sheegeen inaysan…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigii la socday ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe.…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa culeys lagu saaray inuu tago magaalada Garowe si uu u furo kalfadhiga 36-aad…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale si cagajiid ah ku imaanaya magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galaya…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xaruntiisa magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug Puntland ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed…
Madaxda maamul goboleedyada dalka ee ku sugan Muqdisho ayaa xarunta madaxtooyada uga qeyb galaya xaflad lagu maamuusayo maalinta nabadda adduunka…
Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay sawir muujinaya xaalad ka duwan sida ay saxaafadda…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Jubba C/qaadir Xaaji Maxamed (Luga-dheere) ayaa kashifay heshiis aan la shaacin oo Ra’iisal wasaare…
