Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Wafdi ka kooban xukuumadda iyo Baarlamaanka u dirtay colaadda ka taagan Gobolka Galgaduud.
Browsing: Galgaduud
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay mar kale maanta uu dagaal dib uga qarxay degaanka Kaxandhaalle ee Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu dagaal beeleed ka qarxay degaanka Kaxandhaale ee saaran xadduuda Soomaaliya iyo Itoobiya.
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa afduub kula kacday odayaal fara badan oo kasoo jeeda Gobolka Galgaduud, kuwaasoo la sheegay in loo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu dhex maray dad reer miyi ah iyo maleeshiyada Alshabaab.
Madaxweynaha maamulka Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada Galmudug ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay mas’uuul…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Galgaduud Xuseen Wehliye Cirfo ayaa ka hadlay qaabkii dilay Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo walaalkiis oo xalay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo beeleed ay ka qarxeen bariga Gobolkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay falka naxdin leh, kadib markii la gowracay haweeney xaas…
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal beeleed ka qarxay magaalada uu weli ka socdo.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya dagaal dhex maray.
Wararka laaga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay nin oday ah ku gowracday tuulada Ceel-cali ee degaanka…
Wararka laga helayo degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay qarxiyeen
Sida ay sheegayaan warar laga helay dadka degaanka waxaa howlgal dagaal lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar…
Xarakada Alshabaab ayaa sheegatay in 50 askari oo Itoobiyaan ah ay ku dishay dagaallo qaraar oo kooxda iyo ciidamada Itoobiya…
Ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Alshabaab ayaa la sheegay inuu dagaal qaraar ku dhex amray Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga oo dowladda Soomaaliya u dirtay ay maanta howlgal milateri oo…
Wararka laga helayo tuulada Buur-dhuubaale ee Degaanka Qaa’ib, kana tirsan Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay…
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Galgaduud iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay degaano ka tirsan Gobalkaasi, siiba degaanka…
CCiidamada Itoobiya ee ka mida AMISOM ayaa ku sii jeeda degmada Ceeldheer oo ka mida degaanada ay kooxda Alshabaab gacanta…