Browsing: Galka Baarista
Xaaladda askarta Soomaalida ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa weli mugdi ku jiraa, iyadoo aanay weli faahfaahin ka bixin…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.
Ciidamada Soomaaliya ee tababarka loo geeyay dalka Eritrea waxay soo bilaabatay safarkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka Eritrea Septembar…
Iyadoo la galay diyaargarowga Doorashada Federaalka 2020/2021 ayaa si weyn looga deyrinayaa Guddiyada Doorashada ee magacaabay, waxaana laga digayaa inu…
Musuqmaasuq lacago Malaayiin Doolar ah lagu lunsaday ayaa ka dhacay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, iyadoo dhaqaale loogu deeqay horumarinta caafimaadka…
Shirkadihii Xowliga ku abuurmay ee FOREX-ka ayaa guud ahaan hawada ka baxay, markii ay kaceen, laguna lunsaday lacag boqolaal Milyan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe, iyadoo la ogaaday ninkii ka dambeeyay qorsheynta weerarka…
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
Sarkaal u xirnaa dowladda Soomaaliya oo ay sheegtay inuu ahaa madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir ayaa mar kaliya laga war…
Daraasad AMISOM ku sameysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa lagu sheegay tirada ciidamada dowladda iyo kuwa maamullada…
Toddobaadkii hore dawladda Soomaaliya waxay magaalada London kusoo bandhigtay xogta laga laga helay sahankii shidaalka ee laga sameeyey Soomaaliya intii…
Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali…
Waxaan weli la xirin xero barakacayaal ah oo ku dhex taalla gudaha Xeydaabka AMISOM ee Aagga Xalane, waxaana sanad kadib…
Kooxda Alshabaab ayaa si weyn u xoojigay lacagaha kala duwan ee ay ka qaado ganacsatada iyo dadweynaha ku nool Koonfurta…
Waxaa Maxkamad yaalla kiis ku saabsan musuq ka dhacay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo loo xiray Agaasime…
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sanad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim…
Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray toddobaadkii hore waxa uu ahaa kii ugu kulamada yaraa uguna…
Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan…
