Odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug oo ah saxiixayaasha rasmiga ah ayaa ka hor yimid in Ahlu suna la siiyo soo xulista…
Browsing: Galmudug
Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo qoraal u diray Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku…
Xildhibaanada Ahlu Sunna ee Galmudug ayaa maanta ansixiyey Guddigii Doorashada iyo xalinta khilaafkaadka Galmudug oo uu dhowaan magacaabay madaxa xukuumadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa isugu geysay magaalada Dhuusamareeb, waxaana saaka mar kale diyaarado ay ka dejiyaan ciidamo cusub…
Guddiga qabanqaabada Doorashada iyo xalinta khilaafaadka Galmudug ee ay magacawday dowladda Federaalka ayaa kulan ay ku yeeshaan magaalada Dhuusamareeb, waxay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay Caawa xiisad ka taagan tahay magaalada, kadib marki ciidamada Ahlu suna ay…
Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug oo barbar socda…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in taliska Milateriga Dowladda Soomaaliya uu hub iyo saanad kale ka dejiyey Dekedda…
Qoraal ka soo baxay Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Dhismaha Guddiga aanu waafaqsaneyn…
Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Qoraal uu soo saaray kusoo dhoweeyay Guddiga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, oo ka kooban 13 xubnood oo ka kala socda…
Madaxweynaha Galmudug ee xilka sii haya Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa khudbad kooban ka jeediyey, isagoo si aan la fileyn…
Wararka laga helayo Magalada Cadaado ayaa sheegaya in nin Ganacsade ah lagu dilay magaaladaasi, kadib markii nin qori ku hubeysan…
Madaxwweynaha waqtigiisu dhammaaday ee xilka Siihaya maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) ayaa dib uga laabtay wakiilashadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Beesha Sacad oo ka mida beelaha ugu waaweyn ee maamulka Galmudug u gudbiyey laba…
Waxaa xalay si lama filaan ah is-casilaadiisa ugu dhawaaqay wasiir ku xigeenkii Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/kariin Khaliif Cabdi…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee kasoo jeeda Galmudug iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii…
Wasiir Kuxigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug Axmed ee ay taageersan tahay dowladda Somalia Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si weyn loogu oo dhoweeyay…
Shan xisbi oo ka mida xisbiyada siyaasadda KMG ah ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen si weyn uga hor…
