Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Browsing: Galmudug
Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegay inay halkaasi ka dhaceen wadahadallo u dhaxeeya magaalada Cadaado iyo wasiiru dowle uu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa safar dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre dib ugu laabtay magaalada Cadaado, isagoo safar kale oo dhulka uga socdaalay…
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee duleedka Magalada Cadaado, Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degaankaasi laga helay gabar yar oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusmareeb ayaa halkaasi ugu yeeray Ganacstada waaweyn ee kasoo…
Beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda Galmudug iyo dadaalka dib u heshiin ee ka…
Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi maanta ka soco qabanqaada bannaanbax looga soo horjeedo…
Odayaasha dhaqanka Beesha Xaaji Saleebaan ayaa war-murtiyeed kasoo saaray go’aan ay ka qaadeen Doorashada Galmudug ee lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb…
Alshabaab ayaa war ay caawa soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta lala beegsaday Taliyihii Saldhiga Booliska Koonfurta Gaalkacyo Cawil…
Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caddaado ayaa qaadacay Shirka dib u-heshiisiinta Galmudug ee Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xalay shaaciyeyy in lagu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaacyey goobta ay ka dhaceyso Doorashada iyo Gogosha dib u heshiisiinta Galmudug…
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda…
Odayaasha iyo Mas’uuliyiinta degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku wareejiyay Gaadiid dagaal…
Kooxdii Ahlu-Suna ee la midowday Maamulkii Galmudug ee uu hoggaaminayey Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa halis ugu jirta inay mar…
Wafdigii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Raiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku gaaray heshiis ka kooban shan qodob, iyadoo War-Murtiyeed ayaa…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa taageeray shirka beelaha H/Gidir ee lagu baaqay inuu ka dhaco magaalada Hobyo ee…
