Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada…
Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay mar kale maanta uu dagaal dib uga qarxay degaanka Kaxandhaalle ee Gobolka…
Wararka laga helayo Magaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay baaqatay doorasho lagu waday inay Khamiistii ka dhacdo magaaladasasi oo lagu…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in degmada Caabudwaaq lagu qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la…
Waxaa duleedka magaalada Cadaado baaritaan lagu sameeyay Gaadiid xamuul ah oo siday Konteenarro loogha shakiyey hub iyo saanad kale.
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on a convoy of UN vehicles that…
Waxaa maalintii saddexaad duleedka magaalada Cadaado ku xayiran 6 ka mida Gaadiidka xamuulka ee waaweyn kuwaasoo laga shakisan yahay xamuulka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa wadajir maanta Kormeer ku…
madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inuu aqbalay oo uu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad…
Baarlamaanka Galmudug Garabka magaalada Cadaado ayaa madaxweyne doortay kadib kulan maanta ay yeesheen oo ay isu soo sharxeen laba musharax.
Waxa magaalada Cadaado ka bilaabtay doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo madaxweynaha cusub noqonayo madaxweynihii labaad ee Galmudug…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku lebistay dareyska milateriga, isagoo booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Magaalada…
Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku soo bandhigay magacyada xubno isugu jira wasiiro iyo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo in muddo ah laga sugayey.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo diyaargarow loogu jiro in lagu doorto madaxweyne cusub…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dhacday doorasho ay ku dhaqaaqeen Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug Garabka Ahlu suna, iyagoo doortay Guddoomiye Baarlamaan.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegay iyo magaalada Nairobi oo uu sheegay in…
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ugu baaqayaa mas’uuliyiinta Galmudug in la ilaaliyo midnimada iyo wada shaqeynta hey’adaha dastuuriga…
