Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee xilkii ka qaaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxwwynaha cusub ee…
Browsing: Galmudug
Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ayaa ka hor timid oo sharci darro ku tilmaantay Amar madaxtooyada maamulkaasi ku soo rogtay saxafiyiinta ka…
Madaxtooyada Galmudug ayaa saxafiyiinta ku sugan magaalada Cadaado ka mamnuucay inay tebiyaan wararka lidka ku ah madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale…
Guddoomiye ku xigeenka labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Aadan Maalin ayaa sheegay in ciidamo taabacsan Axmed Ducaale Geelle Xaaf ay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay xireen ganacsade lagu magacaabo Liibaan Maxamed Xasan (Liibaan Shuluq).
Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka hor timid dadaal ay Q/Midoobay ku dooneysay inay dhexdhexaadiso maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka Galmudug lagu xayiray magaalada Cadaado.
Madaxweynaha maamulka Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada Baarlmaankiisa ay xilka ka qaadeen ayaa u goodiyay madaxeynaha Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanadii xilka ka qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa War-cad kasoo saaray shirka Kismaayo, iyadoo sheegay inuu shirkaasi…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa ku biiray dagaalka ka socda baraha bulshada ee ku saabsan hadallo qalafsan oo Xildhibaan Axmed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mida…
Ciidamada AMISOM ayaa la wareegay ammaanka Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Urur Goboleedka IGAAD iyo Midowga Afrika ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro xalinta khilaafka madaxda Maamulka Galmudug.
Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul ugu fal celiyay wareysi lala…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Federaalka ee taageersan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa aflagaado kula kacay Guddoomiyaha…
Madaxweynaha Galmudug ee lagu dhawaaqay in xilka laga qaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inaysan jirin maxkamad sare oo…
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan karro madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Maxkamadda sare ee Gal-Mudug oo sharci ku tilmaamtay xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda Maamul Goboleedka Galmudug.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xildhibaanadda Galmudug ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal si sahlan loogu adeegsan karo inay dumiyaan maamulkooda.
Guddoomiyaha magacaaban ee Maxkamadda Sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa tegay Magaalada Caadaado iyadoo laga cabsi qabo inuu sii…
