Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ku dhex maray degaanka Dajimaale ee…
Browsing: Galmudug
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay degaanada GalMudug ka bilaabeen gowraca dadka si ay cabsi ugu abuuraan gobolkaasi oo dagaal…
Madaxweynaha Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed oo socdaal ku maraya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ku faanay in Galmudug ay…
Liibaan Maxamud Madaxweyne oo ahaa sarkaal ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Galmudug oo ku dhaawacmay dagaalkii uu…
Maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe ee Soomaliya ayaa la sheegay in sarkaalkii dhowaan kula dagaalamay magaalada Dhuusmareeb ee Liibaan…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudugay qabteen Hub ku socday Kooxda Ahlu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo wata Gaadiidka dagaal oo fara badan…
Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamud Aadan Cusmaan (Mesegowaay) ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada ka dhacay xalay ilaa saakay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayay ciidamadii ka horjeeday…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareen ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaaladaasi uu weji cusub yeeshay…
Maamulka GalMudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab laga saarayo dhammaan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan, oo firxadkii argagaxisada ee agaagaarka…
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay gacanta ku hayaan kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe ayaa la sheegaya inay…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug iyo mas’uuliyiin…
Xaalada ayaa deganaan ku soo noqotay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo hadda xarun u ah mamaulka Galmudug, iyadoo ay…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in meel u dhow magaaladaasi…
21 February 2016 – Dowladda GalMudug ee Soomaaliya ayaa shacabka deegaanada Caad & Ceel-Cabdi ku tilmaantay geesiyaal u istaagay danahooda…
Ciidamada Itoobiya ayaa maanta la wareegay gebi ahaan degaanka Dac-dheer ee gobolka Galgaduud oo ah tuulo u qeybsan labada dhinac…
Ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudug ayaa soo furtay nin ajnabi ahaa oo muddo ay afduub ku heysteen maleeshiyo oo warbixin laga…
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaliya Michael Keating ayaa maanta tagay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug. Wafdiga waxaa…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay dhigiisa Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo laga soo xigtay inay…
