Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si degdeg ugu laabtay xarunta kumeelgaarka ah ee maamulkiisa magaalada Cadaado kadib markii…
Browsing: Galmudug
Sarkaal kale oo tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo wata ciidan iyo Afar baabuurta dagaalka ah ayaa ka goostay Ciidamada Maamulka…
Xiisad colaadeed oo kacsan ayaa ka jirta duleedka magaalada Dhuusamareeb degaanka u dhaxeeya Mareergur iyo Godinlabe oo la sheegay in…
Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay in Ahlu Suna-da gobolada dhexe ay taageero…
Wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ay soo food saartay cabsi ku…
Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay la wareegeen gacan ku heynta magaalda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka…
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ayaa sheegaya in dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada kala taabacsan maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna oo sababay…
Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa ka jira xuduudka u dhaxeeya maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna gobollada Dhexe ee Soomaaliya kadib xiisad la…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in kulan ay maanta yeesheen Golaha Baarlmaanka Galmudug…
Qaar ka mida xildhibaanda Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hor yimid Golaha wasiirada Galmudug ee uu soo magacaabay madaxweyne C/kariin Xuseen…
Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Galmudug uu dhowaan ku dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub Galmudug sida ay sheegayaan ilo ku sugan magaalada…
Ciidamada Amaanka Maamulka Galmudug iyo kuwa nabad-sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku usgan degmada Cadaado ee oo ah xarunta maamulkaasi…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa hortegay Baarlamaanka maamulka Galmudug oo shir degdag caawa ku laha magaalada Cadaado ee…
Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uga timid maamulka kale ee Galmudug oo ku eedeeyay inay hubeyneyso kooxda…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cali Gacal Casir ayaa socdaal ku tegay maanta degaanka…
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde oo ka mida) oo ka mida saraakiisha ciidamada iyo Siyaasiinta dalka, horena u soo noqday…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG ee Galmudug uu ku…
Baarlamaanka Galmudug ayaa fadhi uu shalay ku yeeshay magaalada Cadaado wuxuu wax ka bedel ku sameeyay qodobka 2-aad ee Dastuurka…
Dagaalo ka dhacay degmada Caabudwaaq xalay iyo saaka oo Jimce ahayd ee Gobolka Galgaduud ayaa dhaliyay in kooxda Ahlu suna…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa farriin kul ul u diray maamul goboleedka Puntland iyagoo si cad ugu baaqay in khilaafka kala…
