Browsing: Galmudug
Waxaa maanta magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug lagu doortay afar xildhibaan oo ka mida Golaha shacbaka Baarlamaanka Federeaalka Soomaaliya.
Xildhibaan hore Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mar kale loo doortay kursiga HOP049, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Waxaa Magaalada Dhuusamareeb saaka mar kale ka bilaabtay doorashada qaar ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay musharixiinta isu diiwaangelisay afar kursi oo Berri lagu dooranayo magaalada Dhuusamareeb.
Guddiga Doorashada ee Galmudug ayaa goor dhoweyd shaaciyey Doorasho aan lagu tartamin oo ka dhacday magaalada Dhuusmareeb.
Dagaal Beeleed qasaare badan dhaliyey ayaa ka socda degaanka Haraale ee Galbeedka degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal siyaasadeed, mid beeleed iyo Dacwad ayaa hareeyay kursiga HOP#064 oo ah kursi ku asteysnaa qoonde haween, waxayna xaaladiisu gaartay…
Madal Badbaado oo ka horjeeda maamulka uu hoggaamiyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, qeybta 21aad ee Galmudug la horkeenay 9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Hay’adda NISA,…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo Doorashada tiradii ugu badneyd ee Golaha shacabka oo gaareysa 21 kursi.
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Guddigaasi Maxamed Dahir Guuleed.
Qasaaraha ciidamad adowladda kasoo gaaray dagaalkii shalay galab ka dhacay degaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa sii kordhay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa ka galabta ka dhacay degaanka Cadakibir oo 30 KM Koofur Bari…
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray askar ka kala tirsan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray qoraal uu gunnadii ay qaadan jirana iyo fadhiyada Baarlamaanka uga…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa dagaal la’aan kula wareegtay xalay xilli danbe degaan u dhow magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.
