Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Guddoomiyihii degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Garasbaaley
Kooxda Alshabaab oo war kasoo saaray qarixii lagu dilay maanta guddoomiyihii deganka Garasbaalley ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa miino ee lala…
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay guddoomiyihii degaankaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degaanka Garas-baalley, kaasoo geystay qasaare kala duwan.
Koox hubneysan oo ka kooban ila 10 dabley ah ayaa weerar ku qaaday Xarunta deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay degaanka Weydo ee duleedka magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho, iyadoo Guddoomiye cusub loo magacaabay.
Rag hubeysan ku lebisan ciidamada dowladda oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada milteriga ayaa lagu qabtay degaanka Garasbaaley…
Xiriirka guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed iyo xildhibaanada labada gole ee Beesha uu kasoo jeedo ayaa sii xumaanaya.
Xiisad ka dhalatay degaanka Garasbaay ee duleedka Muqdisho ayaa keentay iska hor imaad dhex maray maamullo isku haya degaankaasi.
Guddoomiyaha Degaanka Garasbaaley ee Duleedka Muqdisho C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa eedeyn kulul u jeediyay maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dumay shaqaale dhisme ka waday oo ku dhex…
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa soo dumay iyadoo shaqaale fara badan ay ku howlanaayeen dhismaha ka…
Muran iyo khilaaf xoog leh ayaa ka taagan qorshe Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ku doonayo inuu degmo…
