Browsing: Garbahaarey
XOG: Dagaalka ugu danbeeya ee Villa Somaliya iyo Doorashada laga abaabulayo Garbahaarey
Maamulka Gedo ee Hay’adda NISA oo Guddigii Xukuumadda ka mamnuucay inay tagaan Garbahaarey
Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kana soo jeda Gobolka Gedo gaar ahaan, Beesha Sade ayaa soo saaray go’aan…
Siyaasiyiin taageersan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka digay inuu isku dhac ka yimaado go’aan maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shaaciyey inay soo dhammaatay arrintii khilaafka Gobolka Gedo ee Doorashada, ayna harsan tahay…
Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo saaka ka dhoofay magaalada Garbahaarey oo ay…
Wafdiga Wasiirada Arrimaha Dibadda dowlad Goboleedyada ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya qorshe ay taageerayaasha Maxamed Farmaajo ku doonayaan in musharixiin ay wataan kusoo baxaan liiska…
Maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka ayaa soo gudbiyey liiska musharixiinta guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka magaalada Garbahaarey oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ayaa magacaabay wafdiga Maamul Goboleedyada ee dib u heshiisiinta u tegaya magaalada Garbahaarey, xarunta Gobolka Gedo.
Sarakaal ka tirsan Booliska AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
