Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay maareeyihii labaad ee Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso muddo lix bilood gudahood…
Browsing: Garoonka Boosaaso
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay la fasaxay diyaarad iyo saraakiil Imaaaraad ah oo ku xayirnaa garoonka…
Warar xog ogaal ah ayaa ka soo baxaya qaabkii uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid uga baaqday xafladii furitaanka Garoonka cusub…
Waxaa maanta 8-da Janaayo 2016 si rasmi ah loo furay garoonka diyaaradaha Boosaaso, iyadoo ay furitaankiisa ka qeyb galeen madaxda dowladda…
Waxaa magaalada Boosaaso ka socda munaasbadda furitaanka garoonka cusub ee magaalada Boosaaso oo ay ku sugan yihiin madax, siyaasiyiin iyo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa tegay garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Boosaaso iyadoo ay la socdaan madaxda maamulka…
Waxaa maalinta Jimacada ah ee 8 Janaayo xariga laga jarayaa Garoonka Diyaaradaha ee ay yeelatey magaalada Bosaso, kaas oo noqonaya…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed…
Wejigii koowaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo la filayo in la furo sanadka cusub ee…