Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan magaalada Garowe kula yeeshay Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali…
Browsing: Garowe
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland isugu tegay Madax ka socota dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, mushariixinta iyo siyaasiyiin kala duwan,…
Shir sanadeedkii Madasha Mac-hadka Heritage oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Garowe ayaa dib u dhac ku yimid,…
Mac-hadka Cilmi Baarista ee Heritage ayaa sheegay in Kulanka Madasha Aragti Wadaaga ee Soomaalida oo ka dhacaya Garowe, caasimadda Puntland…
Waxaa magaalada Garowe gaaray guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi iyi Maxamed Mursal Sheekh.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Rooble ayaa caawa soo gabagabeynaya shirar uu magaalada Garowe kula yeeshay Madaxda Puntland oo natiijo…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Madaxda Puntland, iyadoo xafiiska Ra’iisal wasaaraha uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maqribniadii caawa gaaray magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Puntland ay howlgal ka wadaan halkaasi si ay fujiyaan sawirrada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku sii jeeda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee maamulkaasi looga yeeray 8 xildhibaan oo…
Xildhibaanadii Puntland ee Khamiistii xasaanadda laga qaaday ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inay isku dhacaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil uu wada mooshin xasaaanada looga qaadayo…
Diyaarad ay leedahay shirkadda Diyaaradaha Air DJibouti ayaa manta shil ku gashay Garoonka diyaaradaha Jen. Maxamed Abshir Muuse ee Magaaladda…
Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero.
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland aya saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ee Magaalada Boosaaso, iyagoo ka gadoodsan in xuquuqdooda…
Waxaa maanta magaalada Garowe dil qisaas ah lagu fuliyey Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay degaanka Jalam ee Gobolka…
Madaxweynaha Puntland Sicid C/llaahi Deni ayaa Magaalada Garowe kula kulmay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hadda ku sugan Puntland.
Hoggaamiyaha Xisibiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gaara uga furmay magaalada Garowe, kaasoo ay…
