Dowladda Turkiga ayaa Gaadiidka Gaashaaman ee casriga ah ugu deeqday ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray saldhiga SomTurk ee magaalada Muqdisho.