Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa shaaciyey shuruud lagu soo rogay shaqaalaha maamulka Gobolka…
Browsing: G/Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray isu socodka labada wado ee ugu mashquulka badan magaalada.
Munaasabadda xil wareejinta maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka bilaabtay xarunta dowladda hoose ee caasimadda Soomaaliya.
Maaamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa kulan gaara xafiiskiisa ugu tegay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan iyo maamulka cusub ee dhowaan la magacaabay ayaa lagu soo wareejiyey xafiisyada xarunta…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee magacaaban C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) oo la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan…
Guddoomiyaha G/Banaadir ee xilka banneynaya Taabit Cabdi Maxamed ayaa si weyn uga mahadceliyay xafladii sagootinta ahayd ee ay xalay u…
Xubnihii maamulkii hore ee G/Banaadir ayaa la saaray xayiraad aysan dalka uga bixi karin, oo laga mamnuucay inay safraan.
In ku dhow 200 saxafi ayaa caawa xaflad sagootin ah oo aan loo kala harin u sameynaya Guddoomiyaha xilka banneynaya…
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Eng. Yariisow ma aha nin ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxana uu muddo…
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ee Xafiiska sii baneynaya ayaa magacaabay Guddiga Xilwarerjinta.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane uu dib u helay xoriyadiisa,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xayiraad lagu soo rogay afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane.
Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya Gobolka Galgaduu ayaa magaalada Muqdisho u soo diray sarkaalkii u qaabilsanaa…
Inkastoo xilku wareegto yahay hadana ma jeclaysan in uu xilkaasi baneeyo Waayo Shaqada uu hayay waxay ahayd mid Bulshada ay…
Waxaa caawa lasoo afjaray xiisadii ka dhalatay maamulka G/Banaadir iyo xil ka qaadistii guddoomiyihii G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.
Maamul cusub ayaa loo magacaabay Gobolka Banaadir sanad ka yar markii maamulkii hore sidan oo kale wareegto madaxweyne loogu magacaabay.
