Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qasaaraha weerarkii ay shalay maqribnnimadii Alshabaab ku qaadeen degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Browsing: Gedo
Kooxda Alshabaab ayaa muddo 24 saacadood gudahood ay ku qabsaday laba magaalo ku yaala Koonfurta Soomaaliya oo ay ugu danbeysay degmada Ceelwaaq.
Dagaal toos ah iyo qaraxyo ka dhacay Gobolka Gedo ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhex maray cidiamada…
Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubba Maxamuud Sayid Aadan iyo wafi la socda ayaa maanta gaaray Degmada Doolow
Mid ka mida raggii ay Xarakada Alshabaab ku toogteen degaanka Buulafuulay ee Gobolka Bay, ayna ku eedeeyeen inuu basaas u…
Ururka Al-shabaab ee ka taliya qeybo ka mida Gobolka Gedo ayaa amar culus ku soo rogay odayaasha ku nool ddgaanada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay saacado xabsiga dhigeen guddoomiyaha degmada Garbahaarey ee maamulka Jubba…
Xildhibaan C/fataax Nuur Mattaan oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray degmada Beled-xaawo. Weerarkan ayaa caawa ka…
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidankii Kenya ee ku sugnaa halkaasi ay isaga baxeen,…
Guddoomiyaha degmada Garbaharey ee gobolka Gedo Sheekh Nuur Maxmed Buraale ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay duqeyn aan loo meel dayin…
Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qasaaraha duqeynta ay ciidamad cirka Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya, siiba Gobolka Gedo oo dhowaan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay badbaadiyeen tiro ka mida ciidamada Kenya oo ka badbaaday dagaalkii cuslaa…
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq ayaa sheegay in Alshabaab la wareegeen xeradii ciidamada AMISOM ee Ceelcade, isla…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta Saddex qof oo tirsan hay’adda…
Maxamed Cali Maxamed (Fareey) oo ahaa u qaabbilsanaha Al-shabaab ee gobollda Baay, Bakool iyo Gedo ayaa la sheegay inuu isu…
Dood aad u kulul ayaa maanta ka dhacday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo doodiisu maanta ahayd kaliya arrinta ku saabsan Derbiga…
Waxaa kasii dareysa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo, kadib markii uu is casilay guddoomiyihii degmada Garbahaarey Iimaan Caddow…
Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo siyaasiyiin caan ah oo ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa maanta tegay magaalada Garbahaarey ee…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in kacdoon dadweyne kadib oo looga horjeeday ciidamada Itoobiya oo guri uu deganaa…
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaday ee maamulkii Jubba Gen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo…
