Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u diray Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday isbitaal…
Browsing: Geeri
Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo…
Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow…
Abwaan C/llaahi Xersi Baarleex oo ka mida hal-abuurka iyo suugaanleyda Soomaliyeed ayaa maanta ku geeriyooday dalka India.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Salah C/llaahi Cumar oo ahaa dhaqtar caan ka ahaa Soomaaliya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney la sheegay inay Sun cabtay oo ay is dishay, taasoo naxdin weyn ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa Magaalada ku geeriyooday Siciid Xaashi Tooxow oo ahaa Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda…
Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho…
Mid ka mida Diblomaasiyiintii ugu waaweyneyd Soomaaliya ayaa ku geeriyooday 13 Maajo, 2018 ku geeriyooday magaalada New york, isagoo Soomaaliya u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu caawa ku geeriyooday Muqdisho.
Fannaanada caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Gabadhii Soomaaliyeed ee la xanuunsaneyd cudurka Kansarka oo umadda Soomaaliyeed ay u gurmatay ayaa geeriyootay xilli loo duuliyey dalka Turkiga…
Qoys ka kooban aabe iyo 4 kamida caruurtiisa ayaa ku sumoobay Daawo Dhireed ay cabeen, waxaana faahfahin dheeraad ah kasoo…
Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys.
Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Shariif) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Fanaanadii dada’ yareyd ee Ummu-shariif Axmed oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa xalay si lama filaan ay ugu geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha…
