Browsing: Gobolka Banadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yasiisow ayaa jawaab kale udiray xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo dagaalkooda ka socda baraha bulshada…
Guddoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee dhowaan xilka mar qura laga qaaday qaaday tallaabo aan hore loo arag.
Munaasabad lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ee 15-ka May ayaa caawa ka socota Xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Isbedel weyn oo dhinaca beelaha ah ayaa lagu sameeyay maamulka Gobolka Banaadir iyadoo markii ugu horeysay guddoomiye ku xigeenada lagu…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wajahaya caqabadii ugu horeysay ee hoggaankiisa muddo ka yar 48 saacadood…
Laba ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir ayaa loo qaatay inay ka mid noqdaan saraakiisha Booliska Soomaaliyeed sida muujineyso…
Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul…
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo guddoomiyaha cusub Sheekh Yuusuf…
Maxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Shangaani..? (Faaqidaad & Sir culus) Horaantii bishii June ee sanadkan 2015 waxaa isku shaandheyn…
