Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo muddo laba toddobaad ah la la’aa laga helay…
Browsing: Godinlabe
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee duleedka Magalada Cadaado, Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degaankaasi laga helay gabar yar oo…
Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilligan ku dhow inuu galo magaalada Caddaado, isagoo soo maray dhinaca dhulka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo qaab beeleed u abaabulan ay hor istaageen ciidamo ka mida ilaalada…
Xildhibaan ka tirsanaa ka tirsan Baarlamaanka Federaalk, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha dowladii KMG ahayd ayaa la baahiyay…
Maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalo qorsheysan oo uu sheegay inay ku soo qaadeen Isbaheysiga Puntland iyo kooxda…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ay u aqoonsan yihiin qeyb (Branch)…
Kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa xaqiijisay in mid ka mid madaxweyne ku xigeenada Ahlu sunna iyo taliye ciidan…
Wararka laga helayo Goboka Galgaduud ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Ahlu Sunna uu ku dhintay dagaalkii ay maleeshiyadiisu la galeen…
Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Gulleed oo wata ciidamo fara badan…
Xaaladda ayaa degan degaanka Godinlabe oo maanta duhirnimadii ay la wareegeen maleeshiyada Ahlu sunna kadib dagaal qasaare kala duwan dhaliyay…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Ahlu suna ay la wareegeen degaanka Godinlabe ee Gobolka…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal ka qarxay degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ka bilowday degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud kadib markii ciidamada maamulka Galmudug ay weerar ku qaadeen dabley isbaaro…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka Godinlabe uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidanka Nabad suggida maamulka…
Ciidamada Nabadsugidda Galmudug ayaa dagaal qaraar la galay koox isbaaro u taalay degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaasoo markii ciidamadu…
Wararka laga helayo Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Galmudug ay degaanka Godinlabe oo 30 KM Koofur ka xiga degmada…
Maleeshiyo taabacsan Ahlu suna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa la sheegay in xalay dagaal ku dhex maray degaanka Godinlabe oo…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cali Gacal Casir ayaa socdaal ku tegay maanta degaanka…