Kulankii koowaad ee kalfadhiga 6aad ee xildhibaannada Baarlamaank Baarlamaanka ayaa ku furmay kooram gaaraya 152 xildhibaan.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ku maadsaday fool xumada ka muuqata dhismaha Baarlamaanka ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.