Weerar xalay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaday jasiirada Kudhaa ee Gobolka J/Hoose ayaa la sheegay in lagu qabtay, kadibna lagu dilay…
Browsing: Gowrac
Alshabaab ayaa War kasoo saartay dilka mas’uul ka tirsanaa Maamulka Wajeer ee Waqooyi Bari, Kenya oo degaan hoos taga Wajeer…
Booliska Kenya ayaa helay qeyb ka mida jirka guddoomiye degaan oo ka tirsan Gobolka Wajeer, Waqooyi Bari Kenya, kadib markii…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo muddo laba toddobaad ah la la’aa laga helay…
War naxdin leh ayaa hareeyay magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay Duhurnimadii lagu gowracay wiil 5 sano jir…
Laba dhacdo ayaa laag soo weriyey degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo ay siyaabo kala duwan uu…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah…
Dabley hubeysan ayaa xalay fal-naxdin leh ka geysatay xaafadda Zona Key ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir, markii ay saqdii…
Dhacdo naxdin leh ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii uu nin xaasle aha uu gowracay xaaskiisii.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ay ku qaaday Gobolka Xeebta ee dalka Kenya ku dishay 9 qof oo la sheegay in…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya lagu gowracay degmada Mahadaay.
Askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa la sheegay inuu xaaskiisa ku gowracay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay degaanada GalMudug ka bilaabeen gowraca dadka si ay cabsi ugu abuuraan gobolkaasi oo dagaal…
