Browsing: Guddiga adeegga garsoorka
Baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo sidii cod loogu qaadi lahaa Guddiyo muran sharci ka taagnaa oo…
Xildhiaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulankooda maanta uga doodaya Guddiga Adeegga Garsoorka oo ay dhismihiisa mooshin ka keeneen 60 xildhibaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto xafiiskiisa kasoo baxday 11-kii Bishan ku kala diray Guddigii Adeegga Garsoorka isagoo cuskaday…
Xubnaha ku magacaaban Golaha Adeegga Garsoorka ayaa qoraal ay soo saareen maanta kadib shir ay ka yeesheen wareegtadii uu madaxweyne Xasan…
